Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
doobbadillaacso
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
Gaarid heerkii uu gulgulada soo ridan lahaa (rati).
Is-rogga falkan
-saday, -satay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: doob
Magac lab
2: doobbadillaacsad
Magac lab
3: doobbadillaacsasho
Magac faleed dheddig
4: doobbadillaacsi
Magac lab
5: doobbagoray
Magac lab
6: doobbashiid
Magac dheddig
7: doobbi
Magac lab
8: doobbin
Magac faleed dheddig