murguco
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
murguco1
Magac dheddigLafaha kalaggoysyada. ld murgoco, murkuco¹.
murguco2
Fal magudbe, isrogrogga 3aad1
Xubnaha kalagoysyada lafaha dhaadheer kala maroojin jug ku gaarsiin.
2
Ka m.: arrin sidii loo rabay ka marin habaabid.
Tusaale
“Arrintii cali waa ka murgucatay”
la mid ah:murgaco, murkuco².
Is-rogga falkan
-cday, -catay