Qaamuusle LogoQaamuusle

adkaysi

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

adkaysi1
Magac lab
1
Dhibaato hawl, xanuun, dhabar'adayg u lahaansho; dulqaad.
2
la midka ah (ld):
adkaysasho
adkaysi2
Magac labDaawo
Awoodda difaaca jirka: waa cabbir adkeysanka jirka uu cudurrada u yeelan karo.