Qaamuusle LogoQaamuusle

xąd

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

xąd1
Magac lab
1
Xudduud; soohdin.
2
la midka ah (ld):
xaj
Wadarta Magacan

-dad, m.l

xąd2
Magac labTaariikh
Xarriiqda kala qaybisa laba hanti ma guurto ah ama laba waddan.
Wadarta Magacan

-dad, m.l

xąd3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax is-hortaagid.
2
Wax dhibid.
Is-rogga falkan

-day, dday