Qaamuusle LogoQaamuusle

dįir

7 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dįir1
Magac lab
Dubka sare ee lafta geedka.
dir2
Magac lab
Dad ama xoolo isku asal ah oo meel ka soo wada jeed; jaad; dhur.
dįir3
Magac dheddig urur
la midka ah (ld):
digir²
dir4
Magac labBaayoloji
Heer loo isticmaalo kala soocidda noolayaasha, taasi oo ka kooban hal ama in ka badan oo isku eg. Dirarka isu eg waxa loo kooxeeyaa faylan ahaan.
Wadarta Magacan

-rar, m.l

dįir5
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Geed diir ka qaadid.
2
Wax qaawin.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay

dir6
Magac labNaxwe
Waxaa lagu magacaabaa koox ereyo ah oo wadaaga hal ama dhawr dabeecadood, sida magacyada.
Wadarta Magacan

-rar, m.l

dir7
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax meel joogay ama yiil meel kale aaddin.
2
Ku d.: qof, qof kale xumaan uga dheegid si uu ula colloobo.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay