digir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
digir1
Magac dheddig1
Dabar.
2
Midab madow oo ilkuhu yeeshaan.
digir2
Magac dheddigNooc dalagga ka mid ah, dhala miro u eg qaabka kellida, leh midabbo iyo jaadad kala geddisan. ld dįir².
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay