Qaamuusle LogoQaamuusle

dig

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dig1
Magac dheddig
1
Rubad.
2
Naf.
3
Garaaca wadnaha ee halbowlayaasha laga garto.
4
(sh.r) Cod lagu muujiyo shalaq.
dig2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Aroos iwm cid ogeysiin.
2
(f.mg) U d.: qof wax u daran oo ku soo fool leh ama lala maagganyahay dareensiin si uu uga gaashaanto.
Is-rogga falkan

-gay, -gtay