In yar oo caano dhanaan ah oo gundhig looga dhigo caano la rabo in ay dhaqso u gorooraan.
3
In yar oo caano ah oo laga shubo caano la lulayo oo la siiyo qof la rumaysanyahay in uu u sancanyahay oo ay haantu subag badan dhalayso.
4
Biyo yar oo lagu daro caano la lulayo marka ay firfiraan.
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Dana-da)
1. Caanaha la lula hayo xoogaa kamid ah oo intaan caanaha subagga laga bixin, qof aagaanka loogu shubo oo la siiyo; waxaa la qabaa in dad ku sancan yahay oo haddii danada la siiyo, haantu subag badan dhalayso.
2. Caano yar oo geel oo caanaha la lula hayo lagu daro.