Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
ayaanla'aan
Magac dheddig
Xaaladda uu ku suganyahay qof aan naasiib wanaagsan lahayn. ld ayaanla'aansho, ayaanli'i.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: ayaa
Qurub diirad
2: ayaamo
Magac dheddig wadar
3: ayaan
Magac lab
4: ayaandaran
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: ayaandarnaan
Magac faleed dheddig
6: ayaandarnaansho
Magac lab ama dheddig
7: ayaandarri
Magac dheddig
8: ayaandarro
Magac dheddig