Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
ayaandaran
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Qof aan nasiib wanaagsan lahayn ahaansho.
Is-rogga falkan
-rnaa, -rnayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: ayaa
Qurub diirad
2: ayaamo
Magac dheddig wadar
3: ayaan
Magac lab
4: ayaandarnaan
Magac faleed dheddig
5: ayaandarnaansho
Magac lab ama dheddig
6: ayaandarri
Magac dheddig
7: ayaandarro
Magac dheddig
8: ayaanla'aan
Magac dheddig