Qaamuusle LogoQaamuusle

jifo

Magac dheddig
1
Xoolo horumaris ahaan loo siiyo cid wax laga dilay ama laga dhaawacay.
2
Bir dhuuban oo gadaal uga jirta samayada waranka; Jinfo.
3
Birgoobaaban oo bakooradaha salka laga geliyo.
4
Xigto.
5
la midka ah (ld):
jufo