Qaamuusle LogoQaamuusle

jigo

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

jigo1
Magac dheddig
Madaxa dadka iyo xayawaanka dhankiisa dambe, meesha ay iska galaan luqunta xaggeeda sare iyo madaxu; jeego.
jigo2
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
Wiil yar xibintiisa taranka girgikeeda harag kadillaacsasho.
Is-rogga falkan

-gtay, -gatay