Qaamuusle LogoQaamuusle

badhi

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

badhi1
Magac lab
la midka ah (ld):
bari¹
badhi2
Magac dheddigBotani
Xubin (dhir) qaybta dhulka ka hoosaysa ah, taas oo u suurta gelisa inuu noolaado xilli abuur ilaa xilliga ku xiga. Badhidu waa xiddo isbeddel ku dhacay oo jirrid gaaban oo ballaadhan leh.
Tusaale
Basal
Wadarta Magacan

-iyaal, m.l/dh