bąad
4 Qaab ayuu ereygan leeyahay
bąad1
Magac lab1
Caws, caleen, xaab iwm oo ay xooluhu daaqaan; daaq.
2
(-dad, m.l) Mid ka mid ah labada garab ee haadda ama dayuurad; baal.
bad2
Magac dheddig1
Biyo badan, dhanaan oo dhulka intiisa badan ku rogan; maanyo.
2
Goobta lagu ciyaaro turubka.
3
B.da gabayga: baabka gabayga.
Wadarta Magacan
-do, m.l
bad3
Fal gudbe ama laba-gudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Cid wax dhibaato leh oo aysan raalli ka ahayn ku jirrabid.
2
(f.lg) ld bid.
Is-rogga falkan
-day, -dday
bąad4
Fal magudbe, isrogrogga 1aadHooy ka dhixid (qof ama xoolo).
Is-rogga falkan
-day, -dday