Qaamuusle LogoQaamuusle

dhuundhaw

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhuundhaw1
Magac lab
1
Gowricidda neef geel ah la gowraco.
2
la midka ah (ld):
dhuundhebid
dhuundhaw2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Neef geel ah gowricid.
Is-rogga falkan

-dhebay, -dhawday; -dhebi