qalo
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qalo1
Magac labHal neef oo baadi ah.
qalo2
Magac dheddig1
Dareen ku dhasha nafleyda marka ay taagan yihiin meel aysan hore u joogi jirin ama ay la kulmaan dad aysan aqoon.
2
Q. ah: neef baadi ah oo xoolo uusan aqoon u tegay.
qalo3
Fal gudbe, isrogrogga 3aadSi loo cuno xoolo gowracasho.
Is-rogga falkan
-ashay, -alatay