xaas
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xaas1
Magac lab1
Oori, afo.
2
(-sas, m.l) Carruurta iyo haweeney la qabo.
3
X. ah: wax tabardaran; maato.
4
X. ah: qof carruur badan leh oo hanti yar.
Wadarta Magacan
-sas, m.l
xaas2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadNafley caato noqosho.
Is-rogga falkan
-say, -stay