xaab
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xaab1
Magac lab wadar1
Caleemaha dhirta oo inta enge- ga geedka hoostiisa ku soo daata.
2
Uurkujir (oogada nafleyda).
3
Wax walba intooda xun.
xaab2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Xaabo cunid (nafley).
2
Wax qaali ah ama wax aan qaali ahayn, urursasho.
3
Wax ururin.
4
Qashin iyo wax u eg cunid.
Is-rogga falkan
-bay, -btay