Qaamuusle LogoQaamuusle

hooyo

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

hooyo1
Magac lab wadar
eeg falka uu magacaan ka soo jeedo:
hooyo2
Magac dheddig
1
Qof dumar ah oo wax dhashay.
2
Erey gacalo.
3
U.j: hooyoy!
4
U.j: wiilkaygiyow!; gabadhaydiyey!
Wadarta Magacan

-ooyin, m.l