hoo
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hoo1
Magac dheddigSiinta cid wax la siiyo.
hoo2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Cid wax loo soo taagay ama la siiyey qaadasho.
2
H.!: qabo!, qaado!
Is-rogga falkan
-ooyay, -oyday; -ooyi
hoo3
Fal gudbe, isrogrogga 2aad1
Xoolo, dad iwm habeen meel bariisiin.
2
Xoolo, dad iwm hoy gelin.
3
Hanti aan deyn ahayn oo cid u baahan siin. ld hoy², hoyi.
Is-rogga falkan
-ooyay, -oysay