feero
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
feero1
Magac dheddigQalab bir ah, gacan la qabto leh, oo dharka lagu kaawiyadeeyo; kaawiyad.
Wadarta Magacan
-ooyin, m.l
feero2
Magac lab wadarfeero3
Fal gudbe, isrogrogga 3aad1
Timo shanlo ku habaysasho.
2
Caw, mayrax iwm jeexjeexasho.
Is-rogga falkan
-rtay, -ratay