Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
xaabi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Wax meel yaal mar wada qaadid.
2
Wax wada dhammayn.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: xaab
Magac lab wadar
2: xaabayn
Magac faleed dheddig
3: xaabee
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
4: xaabid
Magac faleed dheddig
5: xaabin
Magac faleed dheddig
6: xaabis
Magac lab
7: xaabo
Magac dheddig
8: xaabsad
Magac lab