jalaal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jalaal1
Magac lab1
Ganaax lagu xukumo qof dembi yar galay.
2
Kitaab Quraan ah sharrax leh.
jalaal2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadCid dembi gashay ganaaxid.
Is-rogga falkan
-aalay, -aashay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-aalay, -aashay