Qaamuusle LogoQaamuusle

jajuub

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

jajuub1
Magac lab
Qasbidda qof wax uusan raali ka ahayn lagu sandulleeyo. ld jujuub¹.
jajuub2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Qof wax uusan raali ka ahayn ku sandullayn. ld jujuub².
Is-rogga falkan

-bay, -btay