Qaamuusle LogoQaamuusle

qal

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qal1
Magac lab
Labada fuq ee afka middood; daan.
Wadarta Magacan

-lal, m.l

qal2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Neef nool gowracid, oo kala dhigdhigid.
2
Meel jirka nafleyda ka mid ah jeexid si loo daaweeyo.
Is-rogga falkan

-alay, -ashay