xaarin
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xaarin1
Magac labWeel, fidsan, godan, wareegsan oo badanaa caw ka samay-san oo badarka lagu haadiyo ama lagu kala saaro.
Wadarta Magacan
-nno/-immo, m.dh
xaarin2
Magac faleed dheddig2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-nno/-immo, m.dh