qawl
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qawl1
Magac lab1
Curdanka baarka geedaha ka soo baxa.
2
Hadal; erey.
3
Q. leh: qof axdi leh.
4
Cabbitaan qof jirran afka loogu shubo; kawl.
qawl2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Cid jeenan siin.
2
(f.mg) Hadal dhihid.
3
(f.mg) Curdan bixin (geed).
4
(f.mg) Si wanaagsan u korid (ubad, geel iwm.).
Is-rogga falkan
-wlay, -wshay