Qaamuusle LogoQaamuusle

xoghaye

Magac lab
1
Qof hawshiisu tahay in uu cid kale u hayo ama u agaasimo xafiis ay ka fulaan qoraallo raad- reeb leh.
2
Wasiir.
Wadarta Magacan

-yayaal, m.l/dh