jiirnax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jiirnax1
Magac labDareen raxmad leh oo qof ku dhasha marka uu arko qof dhibaateysan.
jiirnax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadU j.: dareen raxmad leh cid u hayn.
Is-rogga falkan
-xay, -xday; -nixi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-xay, -xday; -nixi