Qaamuusle LogoQaamuusle

milil

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

milil1
Magac lab
1
Dhecaan malax iyo dhiig isugu jira oo ay nabarrada hurgumaa yeeshaan.
2
Dhecaan ka yimaada nafley dhimatay marka ay muddo meel taal.
Wadarta Magacan

-llo, m.dh

milil2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Nabar hurgumay dhecaan iyo malax yeelasho.
2
Nafley dhimatay dhecaan ka dareerid.
Is-rogga falkan

-ilay, -ishay