Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
dǫor
Magac lab
1
Kaalinta uu ka qaato hawl hirgelinteeda.
2
Kal; d.kii hore: mar kowaad.
Tusaale
“D.kii hore baastaa timid”
la mid ah:
dawr¹, dowr¹ (2).
Wadarta Magacan
-rar, m.l/awdaar, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: doro
Magac dheddig
2: dorraad
Magac dheddig
3: dorraato
Magac dheddig
4: dǫori
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
5: dǫorin
Magac faleed dheddig
6: dǫoris
Magac lab