hankaag
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hankaag1
Magac labDaal iyo dhibaato badan lagala kulmo socod muraadkii lagu hungoobay.
hankaag2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax lagu hungoobay daal iyo dhibaato badan kala kulmid.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-gay, -gtay