hanaqaad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hanaqaad1
Magac lab1
H. ah: qof filka mas'uu-liyad lagu hanan karo gaaray; tabargal.
2
Diric, geesi.
3
la midka ah (ld):
hanaqaadid
hanaqaad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadQof fil uu mas'uuliyad ku hana karo gaari; tabargalid.
Is-rogga falkan
-day, -dday