maansabooli
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
maansabooli1
Magac lab1
Qof sheegta maanso uusan curinin.
2
la midka ah (ld):
maansabooliyid
maansabooli2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadQof maanso aanu curin sheegasho.
Is-rogga falkan
-iyay, -iday
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-iyay, -iday