Qaamuusle LogoQaamuusle

maangad

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

maangad1
Magac lab
Arrin adag oo caqliga ka weyn.
maangad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Arrin adag oo caqliga ka weyn la kulmid.
Is-rogga falkan

-day, -dday

maangad3
Magac dheddig
Kulayl daran oo nafleydu u adkeysan karin.