dųullaan
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dųullaan1
Magac lab1
la midka ah (ld):
dųullan, dųullimaad
Aadidda col dagaal aado
2
D. ah: col in ay dagaal qaadaan u socda.
dullaan2
Magac labla midka ah (ld):
dillaamid
dullaan3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadla midka ah (ld):
dillaan²
Is-rogga falkan
-aamay, -aantay; -aami