faruur
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
faruur1
Magac labCirir.
faruur2
Magac dheddig1
Labada bushumood oo afka nafleyda middood.
2
(daaw.) Kala jeex faruurta sare ku sameysma iin awgeed.
Wadarta Magacan
-ro/-ryo, m.l
faruur3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Hoore (sida biyaha iwm) marin u dillaacin.
2
Bushin dillaacin.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay