far
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
far1
Magac dheddig1
Xubnaha dhuudhuban oo ciddiyuhu ku yaallaan oo gacmaha iyo cagaha dadku ku dhammaadaan middood.
2
Hab loo qoro af.
3
Jeex biyo mareen ah.
4
Fandhaal
5
Xuruuf loo adeegsado qorista afka.
6
Hab farshaxan oo wax loo sameeyo.
Wadarta Magacan
-ro, m.l
far2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Meel, jir iwm qalab caarad dhuuban ku qodid.
2
Cid farriin u dhiibid.
3
Cid amar siin.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay