Qaamuusle LogoQaamuusle

gaso

Magac dheddig
1
Raarta xerada xoolaha.
2
Xera xoolad.
3
Meel siman, dhir badan leh, biyabaxo ah oo buuro u dhow.
Wadarta Magacan

-ooyin, m.l