Qaamuusle LogoQaamuusle

gaboodfal

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gaboodfal1
Magac lab
1
Gardarro bareer ah oo cid lagu sameeyo.
2
la midka ah (ld):
gaboodfalid
gaboodfal2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Ku g.: gardarro bareer ah cid ku samayn.
Is-rogga falkan

-alay, -ashay