gab
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gab1
Magac dheddig shanqar-raacCod lagu muujiyo shanqar gaaban oo kedis ah. ld geb¹.
gab2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Xil saaran ka soo bixi waayid (qof).
2
Wax samayntiisa awood u waayid. ld geb².
Is-rogga falkan
-bay, -btay