falfal
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
falfal1
Magac lab1
Hilib cad, ama cadad waaweyn oo biyo lagu kariyey.
2
Jid laangooyo lagu sameeyey.
3
Sixir.
falfal2
Magac dheddig shanqar-raacDhaqdhaqaaqa hore karkaraya.
falfal3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Cid sixir ku samayn.
2
(f.mg) Hoore wax karkaray noqosho.
Is-rogga falkan
-alay, -ashay