Qaamuusle LogoQaamuusle

fagax

Magac dheddig shanqar-raac
1
Orodka ugu dhaqsaha badan ee nafleydu samayso.
2
Orod ka mid ah ciyaraha fudud ee lagu tartamo oo ah 100 m.