miriq
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
miriq1
Magac dheddig shanqar-raacMuuqaal mar la arko ka dibna qarsooma.
miriq2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Bidhaan fogaatay muuqaalkeeda qarsoomid.
2
Muuqaal deg u qarsoomid.
Is-rogga falkan
-rqay, -riqday; -rqi