mir
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
mir1
Magac labWax tiradoodu hal tahay.
mir2
Magac dheddig1
Falalka habeenkii dhaca ama la sameeyo.
2
Habeen.
3
Roob habeen da'a.
4
Daajinta geel habeen la daajiyo.
mir3
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Habeen nafley cunto siin.
2
(f.mg) Col, roob iwm habeen imaansho.
3
Xoolo, badar iwm oo isku dhex jira sida ay leeyihiin u kala saarid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay