Qaamuusle LogoQaamuusle

beexaan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

beexaan1
Magac lab
1
Dhammaad; idlaad.
2
Kibir.
beexaan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax dhammaansho.
2
Qof kibrid.
Is-rogga falkan

-aamay, -aantay; -aami