faraqaad
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
faraqaad1
Magac lab1
Qaadidda raadka faraha siiba kuwa gacanta iyada oo lagu sameeynayo xaanshi iwm dushooda si dembi iwm ee uu qofku galay loo raadsho.
2
la midka ah (ld):
faraqaadid
faraqaad2
Magac lab urur1
Dagaal lays farasaaro.
2
Tuugo aan weynayn.
3
Qof baara faraha dadka dembiyada lagu soo eedeeyo.
4
la midka ah (ld):
faraqaadid
faraqaad3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadU f.: cid dagaal ku billabid.
Is-rogga falkan
-day, -dday