Qaamuusle LogoQaamuusle

faraq

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

faraq1
Magac lab
1
Daliigo yaryar oo badan oo laamaha geeduhu yeeshaan; raamo.
2
Dun soohan ama wax u eg oo maryaha dacalkooda iyo alaabadii kaloo la qurxina hayo loo yeelo oo laga lullulo; bul; taarash.
Wadarta Magacan

-qyo, m.dh

faraq2
Magac labXisaab
Inta ay laba xaddi is-dheeryihiin ama jawaabta la helo marka laba xaddi ama tibaax la kala gooyo. ld farqi.