arrun
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
arrun1
Magac labFariisisinta neef geel ah oo taagan la fariisiyo. ld arrumid.
arrun2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadNeef geel ah oo taagan fariisin.
Is-rogga falkan
-umay, -untay; -umi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-umay, -untay; -umi