Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
busbus
Magac lab
Daawo
Cudur dadka ku dhaca oo oogada nabarro badan oo yaryari ka soo yaacaan qandhana leh.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: bus
Magac lab
2: busaambus
Magac lab urur
3: busaarad
Magac dheddig
4: busaaradeysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: busaaradeysnaan
Magac faleed dheddig
6: busaaradeysnaansho
Magac lab ama dheddig
7: busaaro
Magac dheddig
8: buseel
Magac lab